ereyga

oddorosida cimilada

Qaamuuska Fiqi: Soomaali-Ingiriis - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1995]

oddorosida cimilada

DHAN

(n) meteorology (miitiroolaji) ~ barashada saadaalinta hawada

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]

meteorology

DHAABAN

/miitiarolaji/ (n) barashada saadaalinta hawada (oddorosida cimilada).

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Fiqi: Soomaali-Ingiriis - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1995]

oddoroska hawada

DHAFANDHAAF

(n) the weather forecast ~ saadaalinta cimilada

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]

cilmiga cimilada

DHAFANDHAAF

m.l Sayniska barashada cimilooyinka dunida iyo sida ay u saameeyaan dunida degaanka dabiiciga ah.

waa la naqliyay ✓

Qaamuus-Dugsiyeedka Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2022]

cilmiga cimilada

DHAFANDHAAF

m.l Sayniska barashada cimilooyinka dunida iyo sida ay u saameeyaan dunida degaanka dabiiciga ah.

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Fiqi: Soomaali-Ingiriis - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1995]

saadaalinta cimilada

DHAFANDHAAF

(n) weather forecast; meteorology (miitiroolaji) ~ barashada saadaalinta hawada

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Ereybixinta: Juqraafi (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]

Cilmiga cimllada

DHAFANDHAAF

Climatology

waa la naqliyay ✓